student final prediction = hadafka wa in la sii sadaalin karo final ka ardeyga si maamulayaasha ardeyda liita muraajico u sameyan kuwa top ku jira la abaal mariyo, kuwa dhexe na la dhiiri galiyo, wana in xog cusub aqbali karaa, project gu waana Supervised qeybta Classfication.
Dataset ku waa 1k+ ardey ah, 9 columns 8 ka mid ah waa feutures 1 waa label
waxan ka saaray khaladaadka, meelaha banan oo aan buuxiyey, duplicate, iqr_function, feauture engineering, One Hot Encoding, save the scaler and training features, saved dataset
- Ka fiiri dhowr algorithm oo ku habboon haddii final score tiro yahay: Linear Regression, Random Forest Regressor, XGBoost) si aan u helo pass/fail.
- Samee train/test split (e.g., 80/20).
- Train/test split, scaler
- random forest, logistic regression, decition tree, xgboost
- single row sanit check
- custom inputs
- Metrics:
- Classification β Accuracy, Precision, Recall, F1-score
- saved models
- API (Flask) si xog cusub loo galiyo loona helo prediction
- frontend HTML + CSS + JS si macallimiinta ama maamulka si fudud uga arkaan
- Si joogto ah u cusbooneysii modelka marka xog cusub timaado
- Ka war hay haddii performance uu hoos u dhaco model drift
- kusoo daray feutures sida in excel lasoo galin karo
managers to decide whether students who fail the final exam at a school, university or college
Fadlan excel file kaaga columns kaan wa in ku jiran Attendance Assignments Quiz Midterm
weliba sida ay u qoran yihiin, lakiin wax kale waad kuso darsan karta sida name,age,gender,id
kadibna soo download gareyso list kaliya ah fail examka dhici raba finalka si aad uga hortagto oo aad murajico ugu sameyso
1: Attendance = 0 ilaa 5 2: Assignments = 0 ilaa 10
3: Quiz = 0 ilaa 5 4: Midterm = 0 ilaa 20
- totalku waa 40 maadama u finalka yahay 60
waxan ku toobaray:
- logistic Regression
- Random Forest
- decition tree
- XGBoost
Saved models:
modeles/lr_model.joblibmodeles/rf_model.joblibmodeles/ds_model.joblibmodeles/rf_model.joblib
Start Flask API:
http://localhost:8000/predict?model=lr http://localhost:8000/predict?model=rf http://localhost:8000/predict?model=df http://localhost:8000/predict?model=xgb
{
"Attendance": 4
"Assignments": 8
"Quiz": 5
"Midterm": 12
}
{ "model": "logistic regression", "Total_score": 29, "prediction_result": fail }
{ "model": "XGBoost", "Total_score": 29, "prediction_result": pass }
Welcome! Machine Learning Project to Predict House Prices
project gan waa predict house rent based on features such as square, number of bedrooms, bathrooms, year built, and location
waxan ku toobaray Linear Regression and Random Forest models kadibna waxan ku xiray frontend HTML, CSS, JS
- data waa clean waana la preprocessed gareyey
- ku saved gareyey:
dataset/house_l0000_Clean_dataset.csv
Main features used for prediction:
| Feature | Description |
|---|---|
| Size_sqft | cabirka ku fadhiyo |
| Bedrooms | tirada qolalka |
| Bathrooms | tirada suuli yada |
| YearBuilt | sanadka la dhisay |
| Location | meesha u ku yaalΒ (City, Suburb, Rural) |
| HouseAge | inta sano uu jiro gurigaas ma cusayb mise duug |
| Rooms_per_1000sqft | celceliska qolalka |
| Size_per_Bedroom | cabirka qolalka |
| Is_City | magaalo ma ku yaal ? (1=City) |
waxan ku toobaray:
- Linear Regression
- Random Forest Regressor
Saved models:
modeles/lr_model.joblibmodeles/rf_model.joblib
- Handling missing values (sixida waxa maqan ):
- Size_sqft β median
- Bedrooms β mode
- Location β mode
- Remove duplicates(ka saar waxa 2 jeer so labtay)
- IQR capping for Price and Size_sqft
- One-hot encoding for Location
- Feature engineering: HouseAge, Rooms_per_1000sqft, Size_per_Bedroom, Is_City
- Feature scaling: StandardScaler applied to numerical features
- RMSE
- MAE
- RΒ² Score
Start Flask API:
http://localhost:8000/predict?model=lr http://localhost:8000/predict?model=rf
{ "Size_sqft": 2000, "Bedrooms": 3, "Bathrooms": 2, "YearBuilt": 2010, "Location": "City" }
{ "model": "linear_regression", "prediction": 230000.0 }
{ "model": "random_forest", "prediction": 250000.0 }







